Tag: Camey

C/xakiin Camey “Shirka Kismaayo ma ahan shir maslaxad u haya Umadda Soomaaliyeed”

Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin C/llaahi Camey oo wariyeyaasha kula hadlayay Garowe, ayaa ka soo hor-jeestay shirka Kismaayo ee uu dhowaan ku baaqay Madaxweynaha Jubbaland, waxaana uu ku baaqay in shirkaas dib loo dhigo.

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland C/xakiin Camey oo Muqdisho u yimid arrimaha doorashada

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin C/hi Xaji Cumar  ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho iyagoo wadahadalo la yeelanaya guddiga doorashooyinka iyo beesha caalamka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS