Tag: Cambareyn

Dowladda Mareykanka oo cambaareysay dilka ku xigeenka qaaddigii guud ee Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa cambaareeysay dilkii dhawaan Muqdisho loogu geystay ALLAHA u naxariistee ku xigeenkii qaaddiga guud ee Soomaaliya Axmed Sheekh Nuur Macalin.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Saacid oo cambaareeyey weeraradii shalay

Madaxweynaha Jamhuurriyadda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud iyo raysal wasaaraha xukuumadda Md. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa si kala gooni gooni ah u cambaareeyay weeraradii Axaddii ka dhacay magaalada Muqdisho ee dad fara badan ay ku dhinteen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS