Tag: Cambaareyn

Wasaaradda arrimaha dibbadda oo ka dalbaday Koonfur Afrika in muwaaddiniinta Soomaaliyeed la bad-baadiyo

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa u soo jeedisay dowladda Koonfur Afrika inay badbaadiso nafta iyo hantida dadka Soomaaliyeed ee dalkeeda ku sugan.

Dowladda Qadar oo cambaareysay weerarkii Axaddii ka dhacay Muqdisho

Dowladda Qadar, ayaa cambaareysay weerarkii Axaddii lagu qaaday kolonyo ay la socdeen samafalayaal Qadar u dhashay oo Muqdisho joogay, halkaas oo ay ku dhinteen tiro dad rayid ah.

Midowga Yurub oo cambaareeyay dilkii Raxmo Cabdiqaadir

Bayaan ka soo baxay af-hayenka Wakiilka Sare ee Midowga Yurub Katharine Ashton, ayaa lagu cambaareeyay dilka wariye Raxmo C/qaadir oo 24-kii bishan lagu dilay Muqdisho.

Raysal wasaare Saacid oo cambaareeyay qarax ka dhacay Gaalkacyo

Moqdisho, Feb, 11, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay magaalada Galkacyo kaas oo ay ku dhawacmeen ciidamo ka tirsan Booliska iyo dad Shacab ah.

QM oo cambaareysay dilka wariye Cabdi Xareed

Danjiraha QM ee Soomaaliya Augustine Mahiga, ayaa cambaareeyay dilkii loo geystay ALLAHA u raxmadee wariye Cabdi Xareed Cismaan Aaden, oo shalay Muqdisho lagu dilay.

Xukuumadda oo cambaareysay weerarkii Buula-mareer

Xukuumadda Soomaaliya, ayaa cambaareysay weerarkii habeenkii Sabtida aheyd ka dhacay Buula-mareer oo ay ciidamada waddanka Faransiisku  ku qaadeen halkaasi, si ay  u soo furtaan la heyste dalkooda u dhashay, hasa yeeshee meesha looga dilay askar kale, la heystihii ay doonayeen inay soo furtaanna ay Faransiisku sheegeen in ay dileen Shabab intii uu howlgalka socdey.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo cambaareeyay qaraxii Islii ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad Soomaali ah

Madaxweynaha Jamhuurriyadda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyay weerarkii habeen hore ka dhacay irirka hore ee masjidka al-Hiddaaya ee magaalada Nayroobi, kaas oo ay ku dhinteen 5 ruux oo Soomaali ah ayna ku dhaawacmeen tiro kale.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS