Tag: Cali

Ciidamada Kenya oo gubay Xarun Isgaarsiin oo ay laheyd Shirkadda Hormuud

Ciidamada Kenya ayaa gubay Xarun Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku laheyd Tuulada Cali Buley oo 30KM dhanka waqooyi kaga beegan degmada Dhoobley ee Gobolka Jubadda Hoose. 

Jen. Cali Gaab oo dib loogu magacaabay xilka Taliyaha Ciidanka Taraafikada (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa dib ugu celiyay Taliska Qeybta Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Jen, Cali Xirsi Barre (Cali Gaab), oo horay xilkan u soo qabtay. 

Afhayeenka Al-Shabaab “Farmaajo keena ama Xasan keena, dagaalka waa sii soconayaa”

Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) ayaa markii u horeysay ka hadlay ka hadlay is bedeladii ka dhacay Soomaaliya iyo doorashadii dhacday horantii bishan, kaasoo uu ku guuleystay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Maxamed Cali Kalaay oo lagu aasay magaalada Louisville (Sawirro)

Marxuum Maxamed Cali Kalaay oo todobaadkii hore geeriyooday ayaa lagu aasay magaaladii uu ku dhashay ee Louisville, iyadoo hab maamuus heer sare ah loo sameeyay aaskiisa.

Cali Khaliif Galeyr “Laascaanood maalmaha soo socda, gacanta Khaatumo ayay soo geli doontaa”

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Dr. Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay dib u soo ceshan doonaan gacan ku heynta magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Taliyihii Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo is casilay

Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Taliyaha qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir, 

Jen. Cali Gaab “Aniga ma qabo 100% Hoobiyeyaasha la soo tuuro in Al-Shabaab kaliya yihiin”

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa sheegay in falalka amni darri ee ka dhaca magaalada Muqdisho aanay kaliya ka dambeyn Al-Shabaab, balse ay jiraan dad kale oo si xun wax ku raadinaya.

Taliyaha Booliska gobolka Banaadir oo beeniyay in uu jirdilay Guddoomiyaha Xamarweyne

Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir General Cali Xirsi Barre “Cali Gaab” ayaa beeniyay inuu Jir dil u geeystay Guddoomiyaha Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banadir C/qaadir Maxamed C/qaadir.

Cali Guudlaawe “Waan soo dhoweyneynaa in Jowhar marti geliso shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe”

 Guddoomiyaha Gobolka Sh/dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo dhoweeyay wareegtadii ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo aheyd in magaalada Jowhar ay marti gelineyso shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Prof. Galeydh oo ka hadlay Dagaallo dhexmaray Maamulkiisa iyo Somaliland

Madaxweynaha Khaatumo State, Cali Khaliif Galeydh ayaa sheegay in maamulkiisu ay ka go’an tahay sidii uu ula dagaalami lahaa ciidamada Somaliland oo deegaanno ay ku muransan yihiin labada maamul ku sugan.

Cali Dheere “Weerarkii Xalane wuxuu aar-gud u ahaa dilkii Hogaamiyihii hore ee Al-Shabaab

Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge oo xalay la hadlay warbaahinta afka Shabaab ku hadasha ayaa ka hadlay weerarkii shalay lagu qaaday xerada Xalane oo ah Taliska ugu weyn ee Ciidamada AMISOM.

Xeer Ilaaliyaha Guud oo Amar ku bixiyay in aanay Wasiirada dalka ka bixi karin amar la’aan.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa war qoraal ah oo ay si wadajir u soo saareen ku sheegay in Xubnaha Golaha Wasiirada aanay dalka amar la’aan ka bixi karin.

COL. XUMAD: Ka bixidda AMISOM ee Somalia Waxaa la Ogaanayaa 2016-ka

Afhayeenka ciidamada AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad ayaa sheegay in ka bixitaanka ciidamada AMISOM ay ku xiran tahay hadba sida ay dowladda Soomaaliya awood uGu yeelato inay hanato ammaanka dalkeeda oo dhan.

Al-Shabaab: Waxaan naga go’an inaan la dirirno Maamul goboleedyada

Al-shabaab ayaa shaacisay inay dagaal la geli doonto cid walba oo ku howlan dhismaha maamul goboleedyada dalka, iyadoo ay dhawaan xukuumaddu heshiis dhexdhigtay maamullo ku muran sanaa xukunka gobollo ku yaalla Koonfur-galbeed Soomaaliya.

Cali Dheere "oo muda ka dib ka hadal hadal ku aadanaa in duqeen lagu dilay

Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta ku hadasha Afka Shabaab waxaa uu kaga hadlay wararka la isla dhex marayay iyo sheegashadii dowladda Kenya ee ahaa inuu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray duqeyn bishii Janaayo ka dhacday Gobolka Gedo.

Faysal Cali Waraabe: Ma Aqoonsanin Heshiiskii lagu saxiixay Turkiga

Guddoomiyaha xisbiga UCID oo ka mid ah asxaabta mucaaradka Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inaysan aqoonsanayn heshiiskii ay dowladda Soomaaliya iyo Somaliland dhawaan ku kala saxiixdeen magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS