Tag: Cabdiwali

Madaxweynaha Puntland oo aqbalay go’aankii Baarlamaanka ku riday Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Garowe ayaa aqbalay go’aankii Baarlamaanka Puntland uu codka kalsoonida kala laabtay Golihiisa Wasiirada.

C/wali Sh. Axmed “Shaqo aan la qaban saddex sano ayaa la rabaa deg deg in hal maalin lagu qabto”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed ayaa walaac ka muujiyay shirarka wada tashi ee la isku mari la’yahay ee ka socda magaalada Kismaayo, isagoo xusay inuu lumay waqti badan oo wax lagu qaban karay.

C/wali Gaas “Puntland uma baahno Ciidamo AMISOM, waxay heysataa….”

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in maamulkiisa aanu u baahneyn Ciidamo ka socda AMISOM oo la geeyo deegaanada maamulkiisa ka arimiyo, isagoo xusay in ciidankiisa awood u leeyihiin la dagaalanka Al-Shabaab.

M/weynaha Puntland oo Digniin u diray Hay’adaha Maamulkaas

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa sheegay in ay jiraan Hay’adaha Dowligaa ee Puntland in ay ku Kacaan Musuq Maasuq Xoogan oo ay Xogtaasi haayaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS