Tag: Cabdiqeybdiid

Cabdi Qeybdiid “Cabdiwali Gaas wuxuu doonayaa inuu colaad ka huriyo Mudug”

Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas uu hurinayo colaad ka dhacda Gobolka Mudug, isla markaana uu iska horkeenayo labada shacab ee wada dega Gobolka Mudug.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS