Tag: Cabdi

Cabdi Xirsi Qarjab “Wasiirada Puntland ma tagi karaan Xamar”

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa faah faahin ka bixiyay tallaabadii lagu joojiyay kulan uu magaalada Garowe ku qaban lahaa Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Xasan Maxamed. 

Cabdi Qeybdiid “Dad aanay dhaqan aheyn oo Muqdisho laga keenay ayaa laga dhigay odayaal dhaqameed”

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay fara gelin qaawan ku heyso shirka maamul u sameynta Gobollada Dhexe ee ka socda magaalada Cadaado.

Cabdi Qeybdiid “Khilaafka madaxda dowladda wuxuu saameeyay shirkii maamulka Gobolada Dhexe”

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay in khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha uu saameyn weyn ku yeeshay shirkii Maamul u sameynta Gobolada dhexe ee la filayay inuu dhowaan dhaco.

Xildhibaan Cabdi Barre ” Xasan Sheekh Lacag ayuu ku bixiyay Mooshinka

 Xili ay jiraan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo Mooshin kawada Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda C/wali Sheikh Axmed islamarkaana Xildhibanada Baarlamanka ay Labo Garab oo kala Taageersan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha  ay u kala Jabeen ayaa Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil waxaa uu sheegay in Mooshinka lagu ridayo Ra’iisul Wasaaraha Madaxtooyada laga soo Abaabulay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS