Tag: Caafimad

AMISOM oo xarrunta gobolka Banaadir ka bilowday daweyn lacag la'aan ah

Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa Muqdisho iyo meelo kale oo ka mid ah goobaha ay AMISOM joogaan ee gobollada dalka, waxay maanta ka billaabeen howl gallo caafimaad oo ay dadka ku taageerayaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS