Tag: Caabudwaaq

Maamulka Galmudug oo beeniyay in Ahlusuna ay qabsadeen Caabudwaaq

Maamulka Galmudug ayaa beeniyay in Maamulka Culumaa’udiinka Ahlusuna ay qabsadeen degmada Caabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud.  Maamulka Galmudug ayaa beeniyay in Maamulka Culumaa’udiinka Ahlusuna ay qabsadeen degmada Caabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud. 

Xal laga gaaray Dagaal beeleedkii Caabud waaq

Iyadoo Dhawaan dagaal Beeleed uu ka dhacay Degmada Caabduwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Beelihii ku dagaalamay halkaasi la kala dhaxdhigay Heshis,kaasi oo ay qeyb ka qaateen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Odayaal ka soo jeeda Degmada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS