Tag: Caabudwaa

Maamulka degmada Caabud-waaq oo Itoobiya ku wareejiyay eedeysanayaal

Maamulka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa maanta ku wareejiyay is-maamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya shan qof oo lagu eedeeyay inay dil ka geysteen meel u dhow deegaanka Gallaadi ee is-maamulka Soomaalida ee Itoobiya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS