Tag: CXDS

Kumaandooska Soomaaliya oo Shabaab kala wareegay deegaan ka tirsan Sh/hoose

Ciidamada Kumaandooska Soaomaliya iyo ciidanka Xoogga dalka, ayaa Shabaab kala wareegay gacan ku haynta degaanka Baladul Amiin ee Gobolka Shabellaha hoose, kadib markii saaka weerar qorsheysan ay ku qaadeen.

Akhriso: Taariikhda Taliyaha cusub ee Ciidamada xoogga dalka Jen. Gorod

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta u magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidamada xoogga dalka Jen, Cabdiweli Jaamac Gorod, kaddib markii uu is casilay Taliyihii hore Jen. Jimcaale Cirfiid. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS