Tag: CRD

Madaxa CRD Jibriil oo faah faahin ka bixiyay waxyaabihii fashiliyay shirka Kismaayo

 Madaxa Hey’adda Cilmi baarista iyo Wada tashiga ee CRD Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii fashiliyay shirkii Wada tashiga ee Madaxda Soomaalida ku yeesheen magaalada Kismaayo, kaasoo aanay ka soo bixin wax natiijo ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS