Tag: CR7

Cristiano Ronaldo oo ku guuleystey Abaalmarinta Xiddiga ugu wanaagsan caalamka(Sawiro)

 Xiddiga xulka qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid ee  Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay abaal marinta xiddiga aduunka ugu fiican ee The Best FIFA Men’s Player of the Year wuxuuna abaal marintan kaga guulaystay xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi oo xafladan ka maqnaa iyo Antoine Griezmann oo ka tirsan kooxda Atletico Marid. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS