Tag: CEYNTE

Ceynte oo si la yaab leh uga falceliyay Xil ka qaadistii Taabid

Wasiirkii hore ee Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga C/raxmaan Sheikh Cali Ceynte oo si xirfadeysan kaga hadlay xilka ka qaadistii lagu sameeyay Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in kacaanka uu kala jeedo madaxda Dowladda ay bilaabeen iney cunaan carruurtooda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS