Tag: CAAFIMAAD

AMISOM oo xarumo caafimaad ka furey deegaanno Shabaab laga soo saaray

AMISOM ayaa tan iyo dhammaadkii sannadkii hore ee 2012 ka hirgelisay goobihii Al-shabaab laga saaaray xarumo caafimaad oo dadka lagu daweeyo, kuwaasoo isugu jira siddeed xarumood iyo saddex isbitaal oo waaweyn.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS