Tag: Buuro

Saraakiil loo xiray weerarkii Laanta Buuro ee Al-Shabaab ku qabsatay gaadiid badan

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Saraakiil dhowr ah loo xiray weerarkii Isniintii la soo dhaafay Al-Shabaab ku qaadeen Xerada Laanta-Buuro oo saldhig ku leeyihiin Ciidamada xoogga dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS