Tag: Buurdhuubo

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda, AMISOM iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Gedo

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda oo taageera ka helaya ciidanka AMISOM iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Suriyo oo hoos-taga degmada Buur-Dhuubo ee Gobolka Gedo.

Askari dilay Gudoomiye kuxigeenkii degmada Buur-dhuubo oo dil toogasho lagu xukumay

Wararka ka imaanaya degmada Buur-dhuubo ayaa sheegaya in askarigii dilay Gudoomiye kuxigeenkii degmadaas lagu xukumay dil toogasho ah, marki Maxkamad ku taal degmadaas ay u fariisatay qaadista kiiska dilka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS