Tag: Buuloburte

Duqeyn loo geystey saldhig ay Alshabaab ku leeyihiin deegaan ka tirsan Buuloburte

Duqeyn gantaalo loo adeegsaday ayaa saaka waaberigii lagu qaaday saldhig ayururka Alshabaab ku lahaayeen deegaan ka tirsan degmada Buuloburte.Xerada duqeyntu ay ka dhacday ayaa la sheegay inay ku dhowdahay tuulo lagu magacaabo Dhariyow oo ilaa 60 km dhinaca Galbeed ka xigta degmada Buulo Barde.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS