Tag: Burundi

Dowlada Burundi oo ku hanjabtay in ay ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya

Dawlada dalka Burundi ayaa sheegtay inay Soomaaliya ka saarayso ciidamo 5000 ka badan kadib markii gunooyinkii laga goostay.

Ururada xaquuqul insaanka: Burundi gumaad ayaa ka dhici kara

Burundi oo ka mid ah dalalka Soomaaliya usoo diray ciidamada nabad ilaalinta ama AMISOM ayaa asaga qudhiisa waxaa haatan looga baqayaa in gumaad uu ka dhaco ama xasuuq sida hayadaha xaquuqul insaanka ee caalamiga ah ay ka digayaan.

Burundi oo ku hanjabtay inay ciidanka kala baxayso Soomaaliya Haddii aan Mushaarkooda la siin

Dowladda Burundi ayaa ku goodisay in ciidankeeda Qaybta ka ah Hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia [AMISOM] ay kala bixayso haddii aan si toos ah loo siin mushaarkooda.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo gaaray Burundi (Sawirro)

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon ayaa gaaray magaalada Bujumbura ee Caasimada Burundi, halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyay.

Dowlada Burundi oo ka hadashay Qasaarihii Ciidankooda kasoo gaaray Weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen Leego

Afhayeen Milatari oo u hadlay Dowlada Burundi ayaa qiray in qasaaro lixaad leh uu kasoo gaaray Weerarkii xooganaa ee shalay aroor hore Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ku qaadeen Xero Ciidamada Burundi oo qeyb ka ah AMISOM ku lahaayeen Deegaanka Leego.

Madaxweyne kuxigeenkii labaad ee Burundi oo ka baxsaday dalkiisa

 Madaxweyne kuxigeenkii labaad ee dalka Burundi Gervais Rufyikiri ayaa ka baxsaday dalkiisa, kadib markii Madaxweyne Pierre Nkurunziza uu ku dhawaaqay inuu mar saddexaad isku soo sharaxi doono madaxtinimada dalka.

Doorashada Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Burundi oo dib loo dhigay

Waxaa dib loo dhigay doorashadii Madaxtinimada iyo Baarlamaanka dalka Burundi, kadib rabshado siyaasadeed oo wali dalkaas ka socda, iyadoo Madaxweynaha talada haya uu ku adkeysanayo in mar saddexaad uu talada dalka maamulayo.

Madaxweynaha Burundi oo ku fashilmay inuu dib ugu laabto dalkiisa, kadib afgambiga dhacay

Madaxweynaha Burundi Peirre Nkurunziza ayaa ku fashilmay inuu dib ugu laabto Caasimada Bujumbura, saacado kadib markii Jeneraal ka tirsan Ciidanka Burundi uu ku dhawaaqay Afgambi, xilli Madaxweynaha uu dalka ka maqnaa.

Ra’iisul Wasaaraha Somali oo la Kulmay Madaxweynaha Burundi

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa magaalada Bujumbura ee xarunta dalka Burundi kula kulmay madaxweynaha dalkaas, Pierre Nkurunziza, ku-xigeenkisa, Prosper Bazombanza iyo xubno ka tirsan xukuumadda oo ay ka mid yihiin wasiirka arrimaha dibadda iyo wasiirka gaashaandhiga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS