Tag: Burco

Mudaharaad looga Horjeedo Odayaal la Xiray oo ka dhacay Magaalada Burco

Mudaaharaad balaadhan oo horjeedo odayaal xalay lagu xiray magaalada Burco ayaa shalay ka dhacay magaaladaas oo xarun u ah gobolka Togdheer.

Dhismaha xarrumo caafimaad oo laga hergilinaayo tuulooyin hoos taga Burco oo la billaabay

Wasaaradda caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta dhagax dhigtay xarrumo caafimaad oo laga hergalinaayo tuulooyinka Dhagax-dheer iyo Shashac Cadde oo hoos taga degmada Burco ee xarrunta gobolka Togdheer.

Dhismaha xarrunta agoomaha gobalka Togdheer oo lacag loogu deeqay

Lacag ay iska soo aruriyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa la guddoonsiiyay madaxda maamulka  gobalka Togdheer, si loogu taageero dhisme xarun agoonta lagu xanaaneyn doono oo Burco laga her-galinaayo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS