Tag: Burcadbaded

Booliska Jarmalka oo xirey nin magan galyo u doontay Jarmalka, markii looga shakiyay burcad badeednimo

Booliska dalka Germany ayaa xiray nin Soomaali ah oo magan-galyo doon ah kaas oo looga shakiyay in uu xisaabiye u ahaa koox burcad badeed Soomaali ah oo sanadkii 2010 afduub u geysatay markab saliid siday.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS