Tag: Brussels

Shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo maanta ka furmaya magaalada Brussels

Shirka Iskaashiga Soomaaliya ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa maanta si rasmi uga furmi doona magaalada Brussels ee dalka Begium, iyadoo looga hadlayo mustaqbalka Soomaaliya iyo horumaradii la gaaray. 

Turkiga oo sanadkii hore ku qabtay xuduuda Suuriya ninkii isku qarxiyay Brussels

Mid ka mid ah raggii fuliyay weeraradii Talaadadii la soo dhaafay gil gilay magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa lagu qabtay Turkiga bishii June ee sanadkii hore 2015, isla markaana la musaafuriyay.

DEG DEG: Labo Qarax oo gil gilay Garoonka Diyaaradaha Brussels

Labo qarax ayaa laga maqlay gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Brussels ee dalka Belgium.

Ammaanka Paris iyo Brussels oo la adkeeyay, kadib qabashadii Saleh Abdesalam

Ammaanka magaalooyinka Paris iyo Brussels ee dalalka Faransiiska iyo Belgium ayaa si aad ah loo adkeeyay, kadib markii gacanta lagu dhigay ninkii looga shakisanaa inuu ka dambeeyay weeraradii Paris lagu qaaday 13-kii bishii November ee sanadkii hore.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS