Tag: Boorama

Xiisad ka dhalatay ciyaar kubbada cagta ah oo sababay in la gubo guriga taliyaha qeybta Booliska Boorame (Sawiro)

 Xiisad ka dhalatay ciyaar kubbada cagta ah oo sababtay in uu ku geeriyoodo wiil dhalinyaro ah ayaa sababtay saaka in la gubo guriga uu ka degen yahay magaalada Borama taliyaha qeybta Booliska Cabdi Barkhad Araweelo,

Rabshado sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay ciyaar kubadda cagta oo ka socotay Boorama

Tartan ciyaar kubbada cagta ah oo u dhexeysa labo gobol oo ka mid ah gobolada Waqoyi Galbeed Soomaaliya ee maamulka Somaliland ayaa waxaa ka dhashay rabshado sababay in hal ruux uu geeriyoodo tiro kalana ay ku dhaawacmaan.

Bannaanbax Boorame ka dhacay oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Hal qof ayaa ku dhintay 4 qof oo kalana ay ku dhaawacmeen iska horimaad dhexmaray dad bannaanbax samaynayay iyo ciidamo ilaalinayay wefti uu hogaaminayay M/xigeenka Somaliland C/raxaam Saylici, weftigaasi oo galinkii dambe ee shalay abaaro 5:00PM soo gaadhay Boorama, dadka banaanbaxa samaynayay ayaa dhagax iyo walxo kale ku xidhay jidadka magaalada Boorama.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS