Tag: Boolis

Talyaaniga oo gaadiid siiyay booliska Puntland

Dowladda Talyaaniga, ayaa gaadiid ugu deeqday maamulka Puntland si wax loogu qabto dhinacyada nabad galyada ee deegaannada Puntland.

Booliis laga howl galiyay xaafado ka mid ah Muqdisho, oo looga shakisan yahay in madaafiic laga so ridey

Taliska booliska Soomaaliyeed, ayaa shegay inay ciidamo boolis ah geeyeen xaafado ka mid ah degmooyinka Dayniile iyo Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, halkaas oo ay Boolisku rumeysan yihiin in dhawaan laga soo tuurey madaafiic dhinaca madaxtooyada loo ridey.

Booliiska Muqdisho oo xiray 3 ruux oo loo heysto inay qarax geysteen

Ciidamada dowladda Soomaaliya, ayaa waxay sheegeen inay xireen seddex ruux oo looga shakisan yahay inay xalay bam gacmeed ku tuureen meel ay dadku ku badnaayeen gudaha suuqa Bakaaraha ee Muqdisho, halkaas oo seddexna ay ku dhinteen 10-kalena ay ku dhaawacmeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS