Tag: Booliis

Ciidamada booliska ee degmada Caabud-waaq oo soo xirey rag lagu eedeynayo gacan ku dhiiglannimo

Ciidamada Amaanka dowladda Soomaaliya ee ka howlgala degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud  ayaa howlgal xagga amaanka ah oo ay ka sameeyeen degmadasi ku soo qabtay gacan ku dhiiglayaal dilal ka soo geystey agagaarka degmada Galaaddi ee maamulka Ethiopia.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS