Tag: Bony

Wilfreid Bony oo noqday ciyaaryahankii ugu qaalisanaa abid Afrika, kadib ku biiridiisa Man City

Manchester City ayaa dhameystirtay saxiixa ay kula soo wareegeyso xidigii Kooxda Swansea City iyo xulka Ivory Coast Wilfred Bony, kaasoo ay kula wareegtay heshiis ku kacaya lacag gaareysa £28m oo Pound ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS