Tag: Boliska

Taliska Booliska oo ka warbixiyay qaraxii saaka ka dhacay banaanka Xarunta Gaadiidka Booliska

Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo saaka ka dhacay maqaayad lagu shaaho oo ka soo horjeeda Xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis.

Taliska Booliska”wey nagu adag tahay wadashaqeynta Bulshada

Gaashaanle Sare Yuusuf Maxamed Faarax  oo ah Taliyaha Xariirka Bulshada Ciidamada Booliska Soomaaliyed oo maanta la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa qiray in uusan wanaagsaneyn xiriirka ka dhaxeeya Ciidamada Booliska iyo shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho, isagoona taa u sababeeyay  Tasiilaadkii iyo qalabkii ay u baahnaayeen Ciidamada uu gaabis ku jira, sida uu hadalka u dhigay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS