Tag: Bobama

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo saacadaha soo socda ku wajahan Kenya

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu gaaro dalka Kenya, gaar ahaan Caasimada Nairobi, halkaasoo uu ka jiro diyaar garow xoogan oo lagu soo dhoweynayo Obama.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS