Tag: Black

Wariye C/risaaq Black oo caafimaad loogu qaaday dalka Hindiya

Wariye C/risaaq Jaamac Cillmi Black ayaa maanta caafimaad loogu qaaday dalka Hindiya, kadib markii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu ka dhabbeeyay balan-qaadkiisa ahaa inuu Caafimaad dibadda ah u diri doono.

Madaxweynaha oo loogu baaqay inuu ka dhabeeyo balan-qaadkii uu u sameeyay Wariye Black

Wariyeyaasha Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu ka dhabeeyo balan-qaadkiisa ahaa inuu Wariye C/risaaq Cilmi Black loo qaadi doono caafimaad dibadda ah, kadib amrkii xaaladiisa caafimaad wax looga qaban waayay dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS