Tag: Biyaha

Deg-Deg: Dableey hubeysan oo dilay mid ka mid ah Ergadii dooratay Xildhibaanadii ka yimid Galmudug

koox Bastoolado ku hubeysan ayaa caawa deegaanka Ceelasha biyaha oo 16KM u jira magaaladda Mogadishu ku dilay, Cabdullahi Kabaweyne, oo ka mid ahaa Ergadii wax ka dooratay xildhibaanadii laga soo doortay deegaannada Maamulka Galmudug.

AMISOM iyo al-Shabaab oo ku dagaalamay Ceelasha Biyaha

AMISOM iyo al-Shabaab ayaa ku dagaalamay Ceelasha Biyaha  oo ah deegaan dhaca duleedka Muqdisho.

Meydadka saddex ruux oo saaka lagu arkay deegaanka Ceelasha Biyaha

 Meydadka saddex ruux oo dhalinyaro ah ayaa saaka lagu arkay deegaanka Ceelasha Biyaha, kuwaasoo jirkooda ay rasaas ka muuqato, iyadoo dadka deegaanka ay argagax iyo cabsi ku abuureen meydadkan.

Ciidamada Ammaanka oo xalay howl gallo ka sameeyay deegaanka Ceelasha Biyaha

 Ciidamada Ammaanka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa xalay howl gal wada jir ah ka sameeyay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho,iyadoo howl galkan ciidamada ay mid mid ugu galayeen guryaha, dabadeedna dad la tuhunsan yahay ka baadi-goobayay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS