Tag: Bisha

Bisha Ramadaan oo laga arkay meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya

Inta badan wadamada caalamka ayaa waxa ay ku dhowaaqeen in ay berri tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan iyadoo bishana laga arkay meelo badan oo dalka ka mid ah.

Dalalka Islaamka iyo gobollada Soomaaliya oo maanta laga soomay

Inta badan dalalka Muslimiinta oo ku dhawaaqay kowda bisha barakeysan ee Ramadan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS