Tag: Biljimka

Belgium oo sheegtay inay dishay labo nin oo abaabulayay weerar Argagixiso (Sawirro)

Ciidamada Booliska ee la dagaalanka Argagixisada dalka Belgium ayaa xalay howl gal ku qaaday bariga dalkaas, halkaasoo dhismo ay ku sugnaayeen dabley hubeysan, iyadoo is rasaaseyn dhex martay Booliska iyo dableyda hubeysan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS