Tag: Been-abuur

Lacago been abuur ah oo Balad-weyne lagu qabtay

Ciidamada ammaanka ee magaalada Baladweyne, ayaa maanta qabtay gaari siday lacago been abuur ah oo la doonayay in la soo galiyo degmada Baladweyne ee xarrunta gobolka Hiiraan.

Lacag been abuur ah oo lagu gubay Puntland

Maamulka Mudug ee Puntland, ayaa maanta meel fagaaro ah ku gubey lacag shilin Soomaali oo been abuur ah, taas oo ay ciiadmadu ka soo qabteen suuqyada magaalada Gaalkacyo shalay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS