Tag: Bay iyo Bakool

Kumannaan Askarta Itoobiya ah oo kasoo Tallaabay Soohdinta u dhexeysa Somalia iyo Itoobiya

Kumannaan Askarta Itoobiya ah Qaybna ka ah howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa kasoo tallaabay Soohdinta Somalia iyo Itoobiya, iyagoo ku wajahan deegaanno kala duwan oo Koonfurta Somaila ku yaalla.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS