Tag: Barnaamij

Dhageyso Barnaamij Xiiso Badan, Heeso Iyo Taariikh "Abwaan Cali Ziko"

Dhageystayaasheenna qiimaba mudan, waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa wareysi dhinacyo badan taabanaya, oo aan la yeelannay abwaanka da'da yar Cali Maxamed Aaden (Ziko), kaas oo uu kaga hadli doono waayihiisa faneed sida uu ku bilowdey iyo heesihii uu sameeyay qaarkood, oo aan idin soo gudbin doonno.
Dhageyso

Warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinka

Wararka waxa ka mid ah, Ololaha doorashada madaxtinnimo ee dalka oo meel xasaasi ah maraya, Musharixiin baarlamaanka hortagay, Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo Warshiikh la wareegay iyo qodobo kale.
Warka
Valid XHTML 1.0 Valid CSS