Tag: Barlamaan

Baarlamaanka oo ansixiyay guddi hoosaadyada uu yeelanaayo baarlamaanka

Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa isku raacay sameynta guddi hoosaadyo 15 gaaraya, oo ay ku jiraan guddiyada dib u eegista iyo dhaqan gelinta dastuurka, kan maaliyadda, la xisaabtanka  iyo guddiga xaqiiqo raadinta dib u eegista iyo hanti soo celinta iyo gudiyo kale,.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS