Tag: Bariire

Wararkii ugu dambeeyay xaalada deegaanka Bariire ee Gobolka Sh/Hoose

 Xaalada deegaanka Bariire oo shalay ay la wareegeen ciidamada dowladda iyo AMISOM ayaa saaka degan, iyadoo markii u horeysay ay xalay ku hoydeen deegaanka, kaddib dhowr jeer oo horay ay u qabsadeen dib uga soo baxay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS