Tag: Barbara

Biyo la'aan baahsan oo ka jirta Berbera

Magaalada Berbera ayaa waxaa ka jirta biyo la'aan baahsan gaar ahaan xaafadaha qaar.

Taliye ciidan oo lagu dilay magaalada Berbera

 Wararka ka imaanaya magaalada Berbera ee Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in la dilay Taliyihii ciidanka birmadka ee Gobolka Saaxil ayaa maanta lagu dilay magaalada Berbera, iyadoo ninkii ka dambeeyay gacanta lagu dhigay.

Somaliland oo hubkii ka dajisay Markab dhawaan lagu qabtay dekeda Berbera

Markabkii hubka waday ee 24-kii bishii Jannaayo ee lasoo dhaafay lagu qabtay dekedda magaalada Berbera ee Somaliland ayaa la sheegay in xalay hubkii laga dajiyay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS