Tag: Baqdaad

Dowladda Ciraaq oo ku dhawaaqday baroor diiq qaran, kadib qaraxyadii lagu hoobtay

Dowladda Ciraaq ayaa ku dhawaaqday saddex maalmood oo baroor diiq qaran ah, kadib markii qaraxyo galaaftay nolosha dad ka badan 100-ruux oo ka dhacay xaafad ay ku badan yihiin dadka Shiicada ah. 

In ka badan 60-ruux oo ku dhimatay qarax xoogan oo ka dhac magaalada Baqdaad

Qarax xoogan oo ahaa baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa subaxnimadii saaka ka dhacay suuq aad u mashquul badan oo ku yaala magaalada Baqdaad ee Caasimada Ciraaq. 

Dad badan oo ku dhintay Qaraxyo Saf-ballaaran oo ruxay Magaalada Baqdaad

Baabuur waxyaabaha Qarxa laga buuxiyay ayaa Sabtidii  shalay loo adeegsaday qaraxyo dhowr ah oo ka dhacay xafaado ka tirsan xarunta dalka Ciraaq ee Baqdaad, waxaana qaraxyadaas ku dhintay 60-qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS