Tag: Baq

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo baaq u direy Soomaalida dibbadaha lana kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka

Madaxweynaha Jamhurriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Shaeekh Maxamuud, ayaa kula hadlay xalay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota dalka Mareykanka dad lagu qiyaasay kummanaan ruux oo Soomaali ah, kuwaas oo xarrunta Convention Center isugu yimid si ay u dhageystaan hadalka Madaxweynaha.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS