Tag: Bankii

Ban Ki-moon oo booqday qaxooti ku sugan Jaziirad ku taal Gariiga (Sawirro)

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon ayaa booqday qaxooti ku nool Jaziirada Lesbor ee dalka Gariiga, halkaasoo kumanaan qaxooti ay ku nool yihiin.

Waqooyiga Kuuriya oo baajisay booqashada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey

 Waqooyiga Kuuriya ayaa ka laabatay booqasho la filayay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey uu ku tagi lahaa warshad ku taal deegaan Milateriga ka caagan oo u dhaxeysa Koofurta iyo Waqooyiga Kuuriya.

Ban Ki-moon oo ugu baaqay Ra’iisul Wasaaraha in Xukuumada la soo dhisayo ay Haweenku ka dhex muuqdaan

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon oo soo dhoweeyay magacaabistii Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid bishii December sanadki dhamaaday ee 2014 ayaa ku baaqay in Xukuumada la soo dhisayo ay door muuqda ku lahaadaan Haweenka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS