Tag: Banka

Bangiga Adduunka oo kordhinaya lacagtii uu ku kabi jiray mushaaraadka shaqaalaha dowladda

Bangiga Adduunka ayaa sheegay inuu kordhinayo lacagtii uu ku kabi jiray mushaaraadka Shaqaalaha dowladda, xilli jahwareer badan uu ka jiro miisaaniyadda dowladda ee sanadkan 2017 oo aad uga yar miisaaniyadii sanadkii hore.

Malaayiin Muslimiin ah Xujey ah oo maanta taagan Buurta Carafo

Malaayiin qof oo Muslimiin Xujey ah oo ka kala tagay caalamka daafihiisa ayaa maanta taagan Buurta Carafo, si ay u gutaan rugniga ugu weyn ee acmaasha xajka, iyadoo Muslimiinta kalena ee aan sanadkan xajin ay sooman yihiin maanta, si ay dambi dhaaf labo sano u helaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS