Tag: Bandow

Jowhar oo ay xalay bandow aheyd

Degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa lagu soo rogay bandow billaabanaya 5:00 gallabnimo kaasoo soconaya illaa aroorta hore ee maalinta xigta, waxaana bandowgan lagu sheegay inuu yahay mid lagu adkeynayo ammaanka degmada.

Kismaayoo xalay bandow ka dhaqan galay

Bandow ay xalay saareen Kismaayo, ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xulafadooda, ayaa halkaasi ka dhaqan galay xalay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS