Tag: Banaanbax

Banaan-bax ka dhan ah Shabaab oo Muqdisho ka dhacay

Banaanbax looga soo horjeedo kooxda al-Shabaab iyo ficilladooda, ayaa shalay lagu qabtay degmada Heliwa ee gobolka Banaadir.

Banaanbax lagu taageerayo hadalkii Madaxweynaha oo Muqdisho ka dhacay

Banaanbaxyo lagu taageeraayo go'aankii jidgooyooyinka looga qaaday magaalada Muqdisho, ayaa maanta ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Bananbax lagu taageeraayo xukuumadda, looguna dalbanaayo baarlamaanka inay ansixiyaan oo Muqdisho ka dhacay

Bannaanbax lagu taageeraayo xukuumadda cusub, ayaa waxa uu ka dhacya maanta magaalada Muqdisho, kaa oo ay ka qeyb boqollaal dadweyna ah oo isaga kala yimid deegaannada gobolka Banaadir iyo madax ka tirsan dowladda Soomaaliya.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS