Tag: Balidoogle

Tababar Garoonka Balli-doogle loogu soo xiray Ciidamada Kumaandooska ah ee Danab (Sawirro)

 Cutubyo ka tirsan Ciidamada Kumaandoska ee loo yaqaano Danab ayaa Tababar loogu soo xiray Garoonka Balli-doogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, 10-maalmood kadib markii Ciidamo Kumandoos ah ay ka qeyb qaateen howl gal ka dhacay degmada Awdheegle, halkaasoo xilli habeen barkii ah weerar lagu qaaday fariisimo Al-Shabaab ku lahaayeen deegaankaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS