Tag: Baladxaawo

Hawl-gallo lagu Raadinayo Xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka soconaya Degmada Balad-xaawo

Ciidamada Dowladda Somalia, ayaa Hawl-gallo Kawada Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo, iyadoo saraakiishu ay sheegeen inay ku baadi-goobayaan xubno ka tirsan Al-shabaab.

Al-Shabaab oo xalay weeraray fariisimo Ciidamada Puntland ku leeyihiin buuraha Galgala

 Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday fariisimo ciidamada Puntland ku leeyihiin buuraha Galgala, iyadoo dagaalo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uu halkaas ka dhacay.

Ahlu Sunnah oo sheegtay in ay isku soo dhiibeen maleeshiyaad al-Shabaab ka tirsan

Maamulka Ahlu-Suna Waljamaaca ee degmada Baled-Xaawo, ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeen Sadex dhalinyara ah oo ka tirsana Maleeshiyada Shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS