Tag: Balad

Xaalada Balad Xaawo oo saaka daggan

Kadib dagaalo shalay iyo doraad ka dhacay magaalada xadka ku taala ee Balad Xaawo, magaaladu saaka waa daggan tahay.

Xaalad nolol xumo oo ka jirta deegaanno u dhow Baledxaawo

Maamulka degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo ayaa ka deeriyay xaaladda nololeed ee dadka ku nool deegaannada miyiga ee hoos taga degmada Beledxaawo.

Dagaal ka Qarxay Degmada Baladxaawo iyo Ciidamadii Itoobiya oo ka baxay

Dagaal culus oo u dhexeeya ciidammo iska soo hor-jeeda oo kala taabacsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Jubba ayaa goor-dhow ka qarxay gudaha degmada Balad-xaawo ee  gobolka Gedo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS