Tag: Balad-hawo

Ahlu Sunnah oo sheegatay in xubno ka soo goostay Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen

Af-hayeenka Ururka Ahlu –Sunna Waljameeca ee gobolka Gedo Sheikh Maxamed Xuseen Al-Qaaadi ayaa sheegay in labo dhalinyaro ah oo ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ay isu soo dhiibeen maanta dhinacooda, ayna dhawaan saxaafadda u soo bandhigi doonaan.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS