Tag: Bakistaan

Weerar ka dhacay Pakistan oo lagu dilay 60 ka mid ah Booliska Pakistan

Mas’uuliyiinta xukuumada Pakistan ayaa sheegay maanta oo Talaada ah in 59-qof ugu yaraan ay dhinteen 117-kalana dhawacooda yahay mid qatar ah kadib markii koox wajiga soo xiratay ay la wareegen akaadamiyada tababarka ciidanka booliska ee magaalada Kuwayta.

Dabley hubeysan oo weerartay Jaamacad ku taal waqooyi-galbeed dalka Pakistan

Dabley hubeysan oo looga shakisan yahay inay ka tirsan kooxda Taalibaan ayaa weerartay Jaamacad ku taal waqooyi-galbeed Pakistan.

15 ruux oo ku dhaawacmay qarax ka dhashay Bas ka mid kuwa ka shaqeeya Nairobi

 Illaa 15 ruux oo rakaab ah ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhashay mid ka mid ah Basaska ka shaqeeya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo aan si dhab ah loo ogeyn waxa uu ahaa qaraxa.

Hey'adaha Amniga Bakistaan oo lagu tilmaamay kuwo daciif ah oo aan dalkooda ka warqabin

Dowlada Bakistaan oo lagu dhaliilay in sirdoon ahaan ay liidato kadib dilkii Bin Laadin. Warbixin ay soo diyaariyeen guddi loo saaray baaritaanka weerarkii 1dii May 2011 ka dhacay magaalada Abbottabad ee dalkaasi Pakistaan oo ay ciidamada Maraykanka ku dileen Hogaamiyihii Al Qaida, Osama Bin Ladin
Valid XHTML 1.0 Valid CSS