Tag: Bahdaar

Wasiirka Maaliyadda oo Washington uga qayb galaya shirkii sanadlaha ahaa ee Bangiga Aduunka iyo IMF

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim Farketi iyo Wafdi ballaaran oo ka mid ah Hayadaha lacagta dalka, Gudiga maaliyadda u qaabilsan Barlamanka, La taliyayaala ka kala socda  Wasarada Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe ayaa ka qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee Hay’adda Sanduuqa Caalamiga ee Aduunka IMF iyo Bangiga Aduunka.

Shir Madaxeedka Amniga Afrika oo maanta ka furmaya magaalada Bahar-Dar

Shir madaxeedka Amniga Afrika ee Tana Forum ayaa maanta ka furmaya magaalada Baxar Dar ee dalka Itoobiya, iyadoo shirkan ay ka qeyb galayaan Madaxweynayaal ka socota dalalka Afrika.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS